Buug loo bixiyey ILA OOY oo lagu soo bandhigayo Oslo & Wargelin arintaas ku saabsan

Maalinta jimcaha ah ee bisha February ay tahay 2 waxaa magaalada Oslo lagu soo bandhigi doonaa buuga ILA OOY oo ay qortahay Ifrah Yuusuf Ciyow oo ah qoraa soomaali ah oo kamid ah jaaliyada soomaaliyeed ee Norway. Buuga ILA OOY waxaa ku qoran sheeko aad u xiisa badan oo ka hadlaysa qiso jacayl oo muruga … Continue reading Buug loo bixiyey ILA OOY oo lagu soo bandhigayo Oslo & Wargelin arintaas ku saabsan